Gudoomiye Degmo oo qarax lagu lagula eegtay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Waxaa goordhaw qarax nuuca miinada hareeraha wadooyinka la dhigo ah lala eegtay Gudoomiyaha Degmada Yaqshiid ee gobolka Banaadir Axmed Cabdullaahi Cariif & Saraakiil boolis ah oo la socotay. Sida aan wararka ku helnay qaraxan ayaa ka dhacay deegaanka Daarusalaam oo xiligaasi marayeen gudoomiyaha degmada Yaqshiid iyo saraakiil katirsan ciidanka booliiska Gobolka Banaadir. Qaraxan ayaa la … Continue reading Gudoomiye Degmo oo qarax lagu lagula eegtay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya